Dadir hero and his lover hawo nuni
Friday, September 23, 2016
Wednesday, August 24, 2016
Monday, August 22, 2016
daadir hero harun
asc dhamaan asxaabta igu qaaliga ah waad salaaman tihiin soomaali meel kastoo aad joogtaanba magaceygu cabdiqaadir haaruun shukri laakiin dadku waxay iigu yeeraan daadir hero waxaan ku dhashay magaalada muqdisho waxaanse ku barbaaray magaalada boosaaso waxaan xiiseeyaa kubada cagta inaan ciyaaro waana ciyaaraa hada waxaan ka tirsanahay xoox la dhaho kpm kambaala ayaa la dhahaa kooxo badan ayaan horay ugu soo ciyaaray sid muniir toorobooro oo aan waqti yar joogay iyo al xamaas iyo sidoo kale shubo iyo lione boys hada waxaan joogaa kooxda kpm halkaan
Subscribe to:
Posts (Atom)